Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? (daawo)

MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? Mase noqon karaa Harbraac dalka gaarsiin kara Doorasho si hufan u dhacda, waa Mowduuca Barnaamijka Maanhadal ee Jimacaha oo ay marti ku yihiin Khabiiro iyo aqoonyahano falanqeeya arimaha Siyaasada.

Waxaa soo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.
Maanhadal By Khadar Cawl Garowe 27 – AUG – 2021 by Radio Daljir

Exit mobile version