MAANHADAL: Booqashadii RW Kheyre, soodhaweyntii Gaalkacyo & gocashadii Puntland (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Booqashadii RW Kheyre, soodhaweyntii Gaalkacyo & gocashadii Puntland (dhegayso|daawo)

Maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqeyneynaa booqashadii RW Khayre ee magaalada Gaalkacyo, soodhowayntii balaarneyd ee uu kala kulmay shacabka reer Gaalkacyo – dhinac kasta, iyo cambaarayntii Dowladda Puntland ay u soo jeedisay RW Kheyre oo ahayd inuu hareer maray hab maamuskii ay ugu talogaleen.

Barnaamijka maanta kaga bogo ra’yiga shacabka reer Puntland iyo Galmudug iyo waliba waliba fiirada dowladda Puntland.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com