HomeUncategorized

Maamulka gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Amisom oo kulan nabad gelyada kusaabsan ku yeeshay magaaladda Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,

Beledweyne Sep 27-Maamulka gobolka Hiiraan iyo Saraakiil ka socota ciidamada Amisom ee kusugan Beledweyne ayaa maanta kulan looga hadlayo wadashaqaynta iyo nabadgelyada waxay ku yeesheen magaalada Beledweyne

Madaxweyne Gaas oo Shahaadooyin Gudoonsiyay Arday Dhamaysatay Maamulka iyo Maaliyadda
Ciyaaraha-Isku-aadka Wareega afar dhammaadka ee Euro 2016 xilliga Finalka laciyaarayo.
Golaha guurtida deegaanada Ximan iyo Xeeb oo soo saaray Go’aano ka dhan ah Hay’adda WFP

?

Beledweyne Sep 27-Maamulka gobolka Hiiraan iyo Saraakiil ka socota ciidamada Amisom ee kusugan Beledweyne ayaa maanta kulan looga hadlayo wadashaqaynta iyo nabadgelyada waxay ku yeesheen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,
?
Madaxa Arimaha Bulshada ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Macalin Yuusuf Garabey ayaa Radio Daljir u sheegay in saraakiil ka tirsan Amisom gaar ahaana kuwa ciidamada Jabuuti ay kala hadleen sidii ay amaanka uga wada shaqayn lahaayeen ciidamada Amisom, kuwa dawlada iyo ciidamada Ethiopia ee kusugan Beledweyne.?
?
Garabey wuxuu sheegay in la isku afgartay dhamaan qodobadii la isla soo qaaday intii uu socdey kulanka sadex geestoodka ah ee u dhexeeyey saraakiisha dawlada ee gobolka Hiraan, ciidamada Amisom iyo kuwa Ethiopia.
?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa mudooyinkii danbe waxaa kajirey khal khal dhinaca amaanka ah kadib markii ay soo bateen weerarada qorshaysan iyo qaraxtada ka dhacaya halkaasi.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: