HomeUncategorized

Bannaanbax looga soo horjeedo filimkii lagu caayay Nabbi Muxamed NNKH oo ka dhacay Caabudwaaq (Daawo Sawiro)

Caabudwaaq, Sept 25 - Kumanaan kun Dadweeyne ka caraysan filikii maraykana lagu jilay ee lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed Calayhi Salaatu wasalaam ayaa waxaa ay isugu soo baxeen fagaarayaasha waaweeyn ee Magaalada Caabudwaaq kuwasoo ku dhawaaqayay ereyo Caro leh oo ay uga soo horjeedeen dhaqan xumadii filimkaasi.

TACSI: Ardayda iyo Macallimiinta Xamar ku geeriyootay Alle ha u Naxariisto.
Madaxweynaha Soomaaliya oo lakulmay wafti kasocda Germany.
Dagaal Muqdisho xalay ka dhacay iyo guulo la kala sheegtay

Caabudwaaq, Sept 25 – Kumanaan kun Dadweeyne ka caraysan filikii maraykana lagu jilay ee lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed Calayhi Salaatu wasalaam ayaa waxaa ay isugu soo baxeen fagaarayaasha waaweeyn ee Magaalada Caabudwaaq kuwasoo ku dhawaaqayay ereyo Caro leh oo ay uga soo horjeedeen dhaqan xumadii filimkaasi.

Ugu danbeeytiina waxaa ay isugu yeemeed guud ahaa Dadweeynihii ka qayn qaadanayay Banaanbaxaasi Garoonka kubada Cagta ee Siiga?Dhere, waxaana halkaasi ka hadlay qaybaha kala gadisan ee bulshada reer Caabudwaaq waxaana qofwalba oo halkaasi ka hadlay uu muujiyay shucuurtiisa ku aadan sida uu uga xun yihiin in Nabigooda la aflagadeeyo islamarkaasna laga jilo filim.

Filimkaan ayaa waxaa uu Dunida muslinka ah ku abuuray? caro? xoogan oo isku badashay Banaanbaxyo farabadan oo kakala dhacay Dunida Dacaladeeda.

\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"

Maxamed Salaad
Radio Daljir. Caabudwaaq

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: