Qaraxyada Bossaso lagu Qabtay & Maamulka oo Shir Jaraa’id Qabtay (dhegayso)

Qaraxyada Bossaso lagu Qabtay & Maamulka oo Shir Jaraa’id Qabtay (dhegayso)

Shir Jaraa’id  oo ay si wadajir ah u qabteen gudoomiyaha gobalka Barri Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo), taliyaha qeybta booliska ee gobalka Barri Gaashaanle dhexe Cabdixakiim Yuusuf iyo Duqa Boosaaso Yaasiin Mire ayaa si kulul waxay uga hadleen qaraxyadii lagu qabtay Kontoraalka magaaladaas, kuwaas oo la doonayey in lagu waxyeeleeyo Amniga iyo daganaanshaha gobalka.

DHEGAYSO

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • c.karin ahmed 7 years ago

    ilahay hanaga qabto nabad didka
    waxaa hambalyo u diriyaa cidinka kontorolka bosaso shaqada ay qabteen

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com