Maamulka degmada Gaalkacyo oo amar culus duldhigay  Ganacsatada suuqa Xero Dayax (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmada Gaalkacyo oo amar culus duldhigay Ganacsatada suuqa Xero Dayax (dhegayso)

Duqa degmada Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar  oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa  waxa uu ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey. Gduoomiyha dhankale amaro kusoo rogay dad dhismayaal ay ku ganacsadaan laga siiyey suuqa Dayax kuwaas oo sidii loogu tala galay uga faa,iidaysan waayey. Dhegayso.   http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c5ab68d01010021d15499d3/YAASIIN+.MP3

Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Dib Usoo Celinta Hantida Dowladda iyo Bilicda Bosaso
Xulashada Daljir & Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Boosaaso (dhegayso)
MAXAY KAWADA HADLEEN KMG DOORASHOOYINKA PUNTLAND IYO URURADA SIYAASADA
Duqa degmada Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar  oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa  waxa uu ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey.
Gduoomiyha dhankale amaro kusoo rogay dad dhismayaal ay ku ganacsadaan laga siiyey suuqa Dayax kuwaas oo sidii loogu tala galay uga faa,iidaysan waayey.
Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: