Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Dib Usoo Celinta Hantida Dowladda iyo Bilicda Bosaso

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Dib Usoo Celinta Hantida Dowladda iyo Bilicda Bosaso

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay Guddiga Dib usoo Celintada Hantida Dowladda ee la haysto ama la deganyaha

Shil Gaari Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Cali Sabiix, Carmo
JOWHAR: Xildhibaano katirsan baarlamaanka Hirshabelle oo qarax ku dhaawacmay
Madaxwayne Farmaajo oo ku sii jeeda wadanka Imaaraatka Carabta

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay Guddiga Dib usoo Celintada Hantida Dowladda ee la haysto ama la deganyahay.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Bosaso ayaa waxaa uu sheegay guddigan inay ka shaqayn doonaan wax ka qabashada bilicda ee Bosaso iyo dib usoo celinta hantida dowladda, isagoo xusay in looga baahanyahay xubnaha guddiga inay kasoo saaraan magaalada Bosaso inay tahay caasumadda ganacsiga ee Puntland.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Puntland  (Guddoomiye )

Siciid Maxamed Raagge Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland (Xubin)

Maxamuud Faarax Beeldaaje (Xubin)

Cabdirisaaq Nuur Cumar kuxigeenka wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland (Xubin)

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan wasiir kuxigeenka maaliyadda ahnka kusimaha duqa magaalada (Xubin)

Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo Guddoomyaha gobolka Bari (Xubin)

Gen Asad Cismaan Cabdulaahi Agaasimaha PSF (Xubin)

Cabdirisaaq Diiriye Faarax Taliyaha Ciidamada Badda Puntland  (Xubin)

Cabdixakiim Yuusuf Xuseen Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Bari (Xubin)

 

Hoos kadhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: