Madaxwayne Gaas: “Arimaha Ciidamada iyo Kaabayaasha ayaan u aadayaa Dubai (dhegayso)

Madaxwayne Gaas: “Arimaha Ciidamada iyo Kaabayaasha ayaan u aadayaa Dubai (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu maanta tagayo dalka Isu Tagga Imaaraaka Carabta, oo uu ku tagayo socdaal kooban oo la xiriira arimaha ciidamada difaaca ee Puntland iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland.

Madaxwaynaha oo kahor inta uu u dhoofin dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay muddo toban sano inay dowladda Imaaraatka Carabta ay maamulaysay ciidamada difaaca ee Puntland, arrinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntlandna ay tahay arin muhiim u ah dowladda Puntland.

Mar la waydiiyay xiisadda diblumaasiyadeed ee dowladda dhexe Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta, iyo go’aankii ay Puntland ka qaadatay khilaafka ayaa waxaa uu sheegay inuu jirin wax khilaaf ah oo kala dhaxeeya dowladda dhexe, isagoona xusay in arrinkaasi oo geli doono.

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com