Raysal wasaare Khayre oo kulan la yeeshay madaxwaynaha Koonfur Galbeed

HomeWararka

Raysal wasaare Khayre oo kulan la yeeshay madaxwaynaha Koonfur Galbeed

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-g

WAXA UU MAGAALO U YIMI IN UU OOKIYAALE XIRTO LAAKIIN MARKII DAMBE WAXA UU ASAASAY MAGAALO (daawo)
Warka Caweysin iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Maanka Dadwaynaha Iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimaha ammaanka Koonfur Galbeed iyo wada shaqaynta dowladda dhexe.

Khayre ayaa u sheegay xildhibaanada baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya in la joogo waqtigii loo midoobi lahaa danta guud ee bulshada iyo wax qabad la taaban karro oo bulshada deegaamadaasi loo fuliyo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: