Site icon Radio Daljir

Maamulka degmada Gaalkacyo oo amar culus duldhigay Ganacsatada suuqa Xero Dayax (dhegayso)

Duqa degmada Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar  oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa  waxa uu ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey.
Gduoomiyha dhankale amaro kusoo rogay dad dhismayaal ay ku ganacsadaan laga siiyey suuqa Dayax kuwaas oo sidii loogu tala galay uga faa,iidaysan waayey.
Dhegayso.

 

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c5ab68d01010021d15499d3/YAASIIN+.MP3?_=1
Exit mobile version