Kulan looga hadlayo Nidaamka federaalka oo Garoowe ka socda (Sawiro)

Kulan looga hadlayo Nidaamka federaalka oo Garoowe ka socda (Sawiro)

Xarunta PDRC ee Garoowe waxaa kasocda shir balaaran oo looga hadlayo nidaamka federaalka iyo Arrimo kale oo la xiriirka federaalka.

Shirkan waxaa ka qayb galaya Aqoonyahano siyaasiiyin iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe.

Hoos Kadaawo Sawiradda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com