Kulan looga hadlaayo hormarinta Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho

HomeWararka

Kulan looga hadlaayo hormarinta Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho

Kulankaan oo ah mid dhaca seddaxdii biloodba mar ee ah isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabiso Wasaaradda Caafimaadka Soommaaliya, ay

RW ku xigeenka Dowladda Somaaliya oo ka hadlay Waddahadaladii DFS iyo Somaliland (dhegayso)
Qodobadii Ugu Muhiimsanaa ee Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya (dhegayso)
Samiira Maxamuud Xaaji Cawad oo ku guulaysatay kursiga Aqalka Sare

Kulankaan oo ah mid dhaca seddaxdii biloodba mar ee ah isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabiso Wasaaradda Caafimaadka Soommaaliya, ayaa maanta ka furmay Magaalada Miqdisho,waxaana looga hadli doonaa horumarinta Caafimaadka dalka.

Shirka waxaa furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyo Dr Guuleed Cabdijaliil Sh. Cali, waxaana ka soo qeybgaley Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Caafimaadka, Hey’addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka Soomaaliya xubno sare oo ka kala socday xafiisyada kale ee Dowladda, Dhaqaatiir iyo kaadiriin dhanka Caafimaadka ah

Inta uu socdo kulankaan ayaa waxaa lagu soo badhiggi doonaa guulaha hadda laga gaaray Caafimaadka,iyo waxyaabaha ay wili wadaan oo ay dhawaan soo kordhin doonaa,waxaa sidoo kale la tixgalin doonaa talooyinka bulashada kasoo qeyb-gashay madashaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: