RW ku xigeenka Dowladda Somaaliya oo ka hadlay Waddahadaladii DFS iyo Somaliland (dhegayso)

RW ku xigeenka Dowladda Somaaliya oo ka hadlay Waddahadaladii DFS iyo Somaliland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa ka hadlay rajada laga qabo in dib loo bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay dardar gelinta wadahadalada labada dhinac,isla markaana qorshahaas uu ahaa ,mid soo bilaawday Bishii maarso ee Sanadkan balse aysan sii socon.

“Marwalba weey naga go’an tahay inaan la hadalno Soomaaliland,qorsho waxaa jiray horay u socday oo ahaa inay wada kulmaan Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biix.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com