Samiira Maxamuud Xaaji Cawad oo ku guulaysatay kursiga Aqalka Sare

Samiira Maxamuud Xaaji Cawad oo ku guulaysatay kursiga Aqalka Sare

Samiira Maxamuud Xaaji Cawad ayaa ku guuleystay kursiga 10aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacantaag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa ay noqtay Senatorkii 10aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Naciima Axmed Bakar ay ka haray tartanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com