Sareedo Maxamed Jaamac oo noqotay Xildhibanakii 11aad ee Aqalka Sare loo doortay

Sareedo Maxamed Jaamac oo noqotay Xildhibanakii 11aad ee Aqalka Sare loo doortay

Sareedo Maxamed Jaamac ayaa ku guuleystay kursiga 11aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacantaag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa ay noqtay Senatorkii 11aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Fartun Yusuf Jamac ay ka haray tartanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com