Kooxo Burcad badeed ah oo afduubtay markab laga leeyahay UK

Kooxo Burcad badeed ah oo afduubtay markab laga leeyahay UK

Kooxo Burcad badeed ah ayaa saaka gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay Uk kaas oo siday dawooyin iyo agab kale,waxaana laga qabsaday markabkan xeebaha gacanka cadmeed.

Uk ayaa sheegtay in uu muhiim u yahay Dawooyinka saaran markabkan maadama ay ku jiraan dawooyin looga hortago cudurka dunida faraha kulul ku haya ee Caroonaviris oo loo bixiyeey (COVID-19)

Kooxaha Burcad badeeda ah ayaa dowladda Ingiriiska ka dalbaday Lacag dhan 50 Malyan oo dollarka Maraykanka ah,balse Dowladda UK ayaa sheegtay inay ogoshahay inay bixiso lacag dhan 20 Malyan.

Lama garanayo Kooxahan Burcad Badeeda ah halkay ka soo jeedan,balse waxaa la rumaysanyahay inay yihiin Somaali.

Diwaanka wararka
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com