Kooxda Maslaxo iyo Afka Soomaaliga (dhegayso)

Kooxda Maslaxo iyo Afka Soomaaliga (dhegayso)

Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa hoos-u-dhac uu ku yimid afka Soomaaliga, waxaana hadda socda dadaallo lagu xoojinayo afka hooyo.

Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo kooxda dhaqanka ee Maslaxo ayaa Garoowe ku qabtay kulan looga la isla soo qaaday tayaynta iyo sare-u-qaadista afka Soomaaliga.

Jaamac Ciise, Daljir Garoowe, ayaa warbixinta hoose ka diyaariyay kulankaas.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com