Kismaayo oo looga Diyaar-garoobayo booqashada RW Cumar Cabdirashid

Talaado, May 26, 2015 (Daljir) — Waxaa garoonka magaalada Kismaayo ka socota qaban qaabo iyo diyaar garoow lagu soo dhaweynayo wafdi uu hogaaminayo RW Cumar Cabdirashiid oo saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Kismaayo.

Si rasmi ah looma oga ujeedada socdaalka RW Cumar Cabdirashiid ee Kismaayo balse waxay u dhowdahay inuu yahay mid la xidhiidha xaalada hada taagan iyo cabsi laga qabo in Jubaland xidhiidha ujarto dowlada dhexe.

Faahfaahinta socdaalka Raysulwasaaraha ee Kismaayo kala soco wararka xiga.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com