Kiiskii Caasho Ilyaas oo dib loo dhigay muddo todobaad ah

Kiiska Allaha ha u naxariistee Caasho Ilyaas ayaa dib loo dhigay muddo hal todobaad ah, sida uu kusoo waramayo wariyaheena Maxamed Xasan Dhallo oo saakay tagay hoolka gobolka Nugaal oo dawacadda ;a filayay inay kadhacdo.

Waxaa uu ku sheegay inay tahay sababta dib u dhigista ilaa Sabtida dambe , qareenadii difaaci lahaa dambiilayaasha oo aan goobta tegin, kuwaasi oo sheegay inay wadaan baaritaano kusaabsan difaaca eedaysanayaasha.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com