Khudbadda Madaxweynaha Cusub ee Hiirshabeele Waare (dhegayso)

Madaxweynaha Cusub ee Maanta lagu doortay Jowhar Maxamed Cabdi Maare ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyeey madasha doorashada,isago ka hadlay marxaladihii kala duwan uu soo maray Maamulka Hiirshabele.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dabaaldegyada ka socda deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle in ay ku saleysan yihiin, in ay tahay imtixaan uu u galay ku guuleysashada Madxweynaha Maamulkaas.

dhegaysi wacan


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com