Khasaaraha Qaraxa Xamar (dhegayso)

Khasaaraha Qaraxa Xamar (dhegayso)

Inta la xaqiiyay labo qof ayaa ku dhintay qaraxa oo ahaa ismiidaamin. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa.

Goobta qaraxa waxaa hadda soo gaaray gaadiidka iyo shaqaalaha waaxda nadaafadda Gobolka Banaadir, waxayna hadda wadaan olole nadaafadeed.

Afhayeenka Ciidamada Booliska ayaa oo goobta gaaray, faahfaahina ka bixyey sida wax u dheceen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com