Kalfadhigii 12aad ee Golaha Deegaanka Degmada Burtinle oo Maanta Xirmay (dhegayso)

Kalfadhigii 12aad ee Golaha Deegaanka Degmada Burtinle oo Maanta Xirmay (dhegayso)

Degmada Burtinle waxaa maanta ku soo xirmay oo lagu soo gabagabeeyay kalfadhigii 12aad ee Golaha Deegaanka Degmada Burtinle.

Go’aanadii Golaha isku raaceen waxaa saxaafada la wadaagay Gudoomiyaha Degmada Burtinle, Maxamed Maxamuud Buurdibi, waxaana gabagabadii kalfadhiga soo xiray oo saxaafada su’aalo ku waydiisay guddoomiye kuxigeenka Gobolka Nugaal, Cabdiraxmaan Ciise Ibcad, waxaana hadalka ku hormaraya Guddoomiye Buurdibi.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com