Jarriiban iyo Garacad oo Baraaguhu Buuxsameen

HomeWararka

Jarriiban iyo Garacad oo Baraaguhu Buuxsameen

Guddoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in deegaano dhowr ah oo degmada ka mid ah uu roo

Faahfaahin:- Dhimashadu 49 ayeey maraysa Weraarkii lagu qaaday Labo Masjid oo Kuyaala Newz land (Daawo)
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Eedaymaha Somaliland
BARNAAMJKA MADASHA DALJIR & DEGMADA UFAYN EE GOBOLKA BARI (daawo)

Guddoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in deegaano dhowr ah oo degmada ka mid ah uu roob ka da’ay kaas oo meelaha qaarkood baraagaha buuxshay. Guddoomiyaha ayaa xusay inay jiraan meelo aan weli Roobsan sida Bali-busle, Salax iyo Qalaan-qal.

Guddoomiyaha ayaa ku daray in roobku uusan wax khasaare ah u gaysan dad iyo duunyo toona.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: