Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Gurmad ku Wajahan Buuhoodle

Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Gurmad ku Wajahan Buuhoodle

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa ka hadlay shuban biyood dad badan ku soo ritey magaalada Buuhoodle iyo deegaamo kale oo katirsan gobolka Cayn.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladda Puntland ay qorshe cad kaleedahay arrinkaani islamarkaana ay horay shaqaaleheeda caafimaadka ugu dirtay gobolkaasi ayna gurmad u dirayaan saacadaha soo socda.

Dhanka kalena madaxweyne ku-xigeenka ayaa tilmaamay in ay raashin iyo dawooyin gaarsiin doonaan qoysas badan oo kunool magaalada Buuhoodle.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com