Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Eedaymaha Somaliland

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Eedaymaha Somaliland

Dowladda Puntland ayaa beenisay inay jiraan wax door ah oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ka qaadanayso colaadda kala dhaxeeya maamulka Somaliland ee gobolka Sool.

Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay eedaymaha madaxwaynaha Somaliland ee ah inay soo weerartay dowladda faderaalka Soomaaliya uu yahay mid uu ku kicinayo shacabka Somaliland oo been uu ugu sheegayo, waxaana ay Puntland ay sheegtay in dagaalka markii horeba inay soo qaaday oo uu ku dhawaaqay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com