Site icon Radio Daljir

Jarriiban iyo Garacad oo Baraaguhu Buuxsameen

Guddoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in deegaano dhowr ah oo degmada ka mid ah uu roob ka da’ay kaas oo meelaha qaarkood baraagaha buuxshay. Guddoomiyaha ayaa xusay inay jiraan meelo aan weli Roobsan sida Bali-busle, Salax iyo Qalaan-qal.

Guddoomiyaha ayaa ku daray in roobku uusan wax khasaare ah u gaysan dad iyo duunyo toona.

HOOS KA DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5906a8450301002aa93d7399/Wareysiga+Gudoomiyaha+Jariiban+Maxamed+Yuusuf+Shirwac_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version