Jabuuti oo martigalinaysa Wadahadal dhexmara madaxa Somaaliya & Maamulka Somaliland (Daawo)

Jabuuti oo martigalinaysa Wadahadal dhexmara madaxa Somaaliya & Maamulka Somaliland (Daawo)

Wasaaradda Arrimaha Dibada Dowladda jabuuti ayaa maanta shaacisay inay qabanayso wadahadalada u dhaxeeya dowladda Somaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo Daljir la hadlay ayaa ka hadlay Arragtidooda shirkaas iyo qodobadda ka soo bixi doona.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com