Xubno ka tirsan wasaaraada Cafimaadka DFS oo maxkamadda gobalka Banaadir la soo tagay (dhegayso)

HomeWararka

Xubno ka tirsan wasaaraada Cafimaadka DFS oo maxkamadda gobalka Banaadir la soo tagay (dhegayso)

Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ku eedeysan Musuq maasuq oo ka socota Maxkamada Gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa waxaa ka mid ah Agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud oo dhawaan xabsiga laga sii daayay. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Taliyaha Saldhigga Minjir Boosaaso oo daljir uga waramay Shaqaaaqo kadhacday saldhigas (dhegayso/daawo)
Argagixiyihii Shaansa Lisee (Champs-Elysees) Paris wuxuu ahaa Danbiile Ragaad ah

Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ku eedeysan Musuq maasuq oo ka socota Maxkamada Gobolka Banaadir.

Dadkaan ayaa waxaa ka mid ah Agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud oo dhawaan xabsiga laga sii daayay.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: