Jabuuti oo martigalinaysa Wadahadal dhexmara madaxa Somaaliya & Maamulka Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Jabuuti oo martigalinaysa Wadahadal dhexmara madaxa Somaaliya & Maamulka Somaliland (Daawo)

Wasaaradda Arrimaha Dibada Dowladda jabuuti ayaa maanta shaacisay inay qabanayso wadahadalada u dhaxeeya dowladda Somaaliya iyo Maamulka Somaliland. Qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo Daljir la hadlay ayaa ka hadlay Arragtidooda shirkaas iyo qodobadda ka soo bixi doona. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo maanta la ciiday Shacabka Muqdisho
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wasaaradda Arrimaha Dibada Dowladda jabuuti ayaa maanta shaacisay inay qabanayso wadahadalada u dhaxeeya dowladda Somaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo Daljir la hadlay ayaa ka hadlay Arragtidooda shirkaas iyo qodobadda ka soo bixi doona.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: