Guddoomiye Gobolka Bari: “Farmaajaha aad Sheegaysaan Muxuu soo Kordhiyey? Iskoolada ay Idiin Dhiseen yaa Waxkubarta?”

HomeWararka

Guddoomiye Gobolka Bari: “Farmaajaha aad Sheegaysaan Muxuu soo Kordhiyey? Iskoolada ay Idiin Dhiseen yaa Waxkubarta?”

Guddoomiyaha gobalka Bari Abdisamad Yuusuf Abwaan ayaa ka hadlay banaanbaxyo dowlada Puntland Baajisay kaas oo lagu doonayeey tageero in lagu muujiyo

Golaha wasiirada cusub ee Puntland oo lagu dhawaaqi doono saacadaha soo socda
Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay la taliye Sare
Wasiirka Beeraha Dowladda Somaaliya oo la kulmay Wafdi WFP kasocda (dhegayso)

Guddoomiyaha gobalka Bari Abdisamad Yuusuf Abwaan ayaa ka hadlay banaanbaxyo dowlada Puntland Baajisay kaas oo lagu doonayeey tageero in lagu muujiyo Madaxda DFS,isago arrintaas ku tilmaamay miday ka dambeyso DFS.

isago hadlayeey ayuu yiri “ Farmaajo iyo khayre 3 jeer ayaa Puntland lagu soo dhaweyeey Maxay idin ku soo kordhiyeen? Waxay idin ku soo kordhiyeen in Puntland ay Burburiyaan”

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: