Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo ku wali ku gudajira safarkii nabadda Galmudug ayaa galabta soo gaaray Deegaanka Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Afbarwaaqo,waxaana soo dhaweynta Madaxweynaha ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada degaankaas. Hoos kaga bogo Sawiradda. Diwaanka wararka Radio Daljir

Maraykanka oo dul dhigay abaalmarin 5malyan oo dollar ah sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya
Wasaarada Amniga DFS oo ka hadashy Ciidamadii la Wareegay Xarunta Barlamaanka Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo ku wali ku gudajira safarkii nabadda Galmudug ayaa galabta soo gaaray Deegaanka Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Afbarwaaqo,waxaana soo dhaweynta Madaxweynaha ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada degaankaas.

Hoos kaga bogo Sawiradda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: