Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo ku wali ku gudajira safarkii nabadda Galmudug ayaa galabta soo gaaray Deegaanka Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Afbarwaaqo,waxaana soo dhaweynta Madaxweynaha ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada degaankaas.

Hoos kaga bogo Sawiradda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com