Shacabka degmadda Burtinle oo lagu baaqay inay ka qayb qaatan dhisme Masjid (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka degmadda Burtinle oo lagu baaqay inay ka qayb qaatan dhisme Masjid (dhegayso)

Odaysha degaanka qurac duub oo kamida deganada hoos yimada degmada burtinle ayaa codsi ay soo gudbiyeen ahaa in lagala qaybqato dhismaha masjid ay deganka ka dhisayaan bulshada reer burtinle oo ukacay ayaa dhaqaale ay usoo aruriyeen waxaa lagu wareejiya odayasha degaanka qurac duub. Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa warbixintan Burtinle ka soo diray.

Madaxweyne Kuxigeen Camay oo Qaabilay Safiirka Jarmalka (war saxaafadeed)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Wasiirka duulista hawada Soomaaliya oo sheegay inay ka fiirsanayaan go’aanki kenya

Odaysha degaanka qurac duub oo kamida deganada hoos yimada degmada burtinle ayaa codsi ay soo gudbiyeen ahaa in lagala qaybqato dhismaha masjid ay deganka ka dhisayaan bulshada reer burtinle oo ukacay ayaa dhaqaale ay usoo aruriyeen waxaa lagu wareejiya odayasha degaanka qurac duub.

Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa warbixintan Burtinle ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: