Shacabka degmadda Burtinle oo lagu baaqay inay ka qayb qaatan dhisme Masjid (dhegayso)

Shacabka degmadda Burtinle oo lagu baaqay inay ka qayb qaatan dhisme Masjid (dhegayso)

Odaysha degaanka qurac duub oo kamida deganada hoos yimada degmada burtinle ayaa codsi ay soo gudbiyeen ahaa in lagala qaybqato dhismaha masjid ay deganka ka dhisayaan bulshada reer burtinle oo ukacay ayaa dhaqaale ay usoo aruriyeen waxaa lagu wareejiya odayasha degaanka qurac duub.

Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa warbixintan Burtinle ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com