istaambada Barafka Bosaaso waxa ay gaartay 100 kun oo shilinka Soomaaliga ah (dhegayso+Sawiro)

Iskaashatada warsahadaha barafka ee magaalada Bosaaso ayaa sare uqaaday qiimihii barafka ee lagu dhigi jiray suuqa iyo xaafadaha magaalada Bosaaso qiimahaas oo ahaa 70kun oo shilnka Soomaaliga ah,waxaan laga dhigay 100 kun oo shilin.

arintan ayaa waxa ay saameen ku yeelatahay dadka danyarta ah ee degan kaamamba barakacayaasha ee Bosaaso.

Kulaylka magaalada ayaa waxa uu gaaray heerkii ugu sareeyay sanadkan wax yaabaha ay dadku aad uisticmaalaana waxaa kamid ah barafka.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.





Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com