Israa’iil oo toogasho ku dishay sarkaal ka tirsan Xamaas( dhegayso)

Israa’iil  oo toogasho ku dishay sarkaal ka tirsan Xamaas( dhegayso)

Milatariga dalka Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen sarkaal katirsan Ururka Xamaas oo ku soo dhawaaday siliga ay ku xireen magaalada Qaza.

wasaarada caafimaad ee dalka Falastiin ayaa xaqiijisay in ladilay 28jirkan lagu magacaabo Maxamuud Adaam.
Xamaas ayaa ku hanjabtay in ay u aar gudi doonto sarkaalkan ladilay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com