Israa’iil oo musaafurisay sarkaal ka tirsan Hay’adda Human Rights Watch

HomeWararka

Israa’iil oo musaafurisay sarkaal ka tirsan Hay’adda Human Rights Watch

Xukuumadda Israel ayaa masaafurisay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda xuquuqda Insaanka ee Human Rights Watch,kas oo lagu eedeeyay inuu taageeray olole

Shir looga Arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo Bosaaso ka furmay (dhegayso)
Arday Dhammaysatay Dugsiga Hoose Dhexe ee Galkacyo oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xukuumadda Israel ayaa masaafurisay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda xuquuqda Insaanka ee Human Rights Watch,kas oo lagu eedeeyay inuu taageeray olole lagu qaadacayo alaabada u soo daga iyo adeegyada kale ee ay dhoofiyaasn.

Talaabada lagu eryay Agaasimaha hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ayaa lagu micneyay in ay waafaqsan tahay sharciga Israa’iil ee ee soo baxay sanadkii 2017, kaas oo xannibaya gelitaanka dadka si guud u taageera dhaqdhaqaaqyada looga horjeedo dadka Yuhuudda,isla markaana lagu taageeraayo dadka reer Falastiin ee ku howlan kacdoonadaa ay isaga dul kicinayaan Israa’iiliyiinta ku soo duulay.

Sanadkii 2016-ki Hey’adda xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch waxay ugu baaqday in la joojiyo ganacsiga la xiriira dhismooyinka sharci darada ah ee Israel ay ka waddo dhinaca ay maamulaan ee daanta galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    **..*..*..*.*.*..*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*…….
    KKKKKK.
    ISRAEL is CRIMINAL STEET.
    NETANYAHU HE IS CRIMINAL…..CORRUPTION.
    *.**.*..*..*.*.*.-*..*..*..*…*.*…….!

    MA ISRAEL BAA HAY’AD KUSHEEG XUQUUQUL INSAAN LA SHAQAYN KARTA?
     WAAYO? 24/7 DHIIG BAY FARAHA & LUGAHABA KULA JIRTAA,XABSIYADEEDUNA KUWII NAZI-gii HITLER WAA KA DARAN YIHIIN.KKKKK WAXAAN KU QOSLAY HAY’AD XUQUUQUL IINSAAN KKKK HORTA ISRAEL MA TAHAY MEEL HAY’ADO NOOCAASI AH KA DHEX SHAQAYN KARAAN.KKKKKK.
    ISRAEL WAA DADKA KALIYA EE GUUMAYSTA UMADD SHALAY(1945-48)AY TAHRIIB UGU YIMAADEEN..
    ISRAEL WAA DALKUSHEEGA KALIYA EE AAN XAD & XUDUUD TOONA  LAHAYN,
    ISRAEL WAA DAL KUSHEEGA MARBA DAL DHULKIISA KUSII FIDA..
    KAAGA DARENE ISRAEL WAA MEESHA LAGA SOO MALEEGO ARGAGAXISADA DUNIDA.
    TUSAALE FUDUD:
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI ex-Name (ELLIOTE SIMON)100% HE WAS MOSSAD AGENT.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO…100% proof.
    ISRAEL DID 9/11.(4000 JEWISH is ABSENT 9/11).KKKKK,WAAYO?WAY OGAAYEEN.
    ISIS,ALQACIDA THEY HAVE NEVER ATTACK ISRAEL!!!!!”!. WHY NOT?=ISRAEL CREATER…..
    ISRAEL FINGERPRINTS ALL OVER 9/11 ATTACK.
    OK.MIDA KALE WAX HAY’AD XUQUQUL INSAAN OOJIRAA MA JIRTO.
    HADAAD MAQASHO;
    AMNEST INTERNATIONAL.
    HUMEN RIGHTS WATCH.
    WAA UUN HAY’ADO RAGSAMAYSTAY OO UUN DANAHA KUWII SAMAYSTAY EE DHAQAALAHA SIIYA U SHAQEEYA.KUN GABOOD FAL BAY USA,UK,ISRAEL IWM DUNIDA KA GALEEN MIYAAAD ARAGTAY IYAGOO HADAL HAYA!!!?.NOTHING.
    CAALAMUL ISLAAM & DUNIDA SEDEXAAD BAY U HAMHAMLEEYAAN OOLOO SAMAYSTAY IN LAGU RABAYSTO.
    ICC HADAAD MAQASHANA WAA MAXKAMAD PALKENISKA & AFRIKAANKA LOO SAMAYSTAY.
    RAG BAA SHAABUUK INOO SAMAYSTAY MARKAASAYNU SHAABUUGII SHARCIGARAYNAY INAGU..
    SHAABUUKA LAYNOO SAMAYSTAY WAXAA KA MIDA:
    UNITED NATION.
    UN.COUNSELKA
    ICC.
    AMNEST INTERNATIONAL.
    HUMEN RIGHTS WATCH.IWM
    KUWAASI DHAMAANTOOD WAXBA MA DHAAMAAN XABSIGII SHARCI DARADA AHAA EE G.W.BUSH U SAMAYSTAY MASAAKIINTA EE GUWANTANAMO BEY…

DISQUS: