Arday Dhammaysatay Dugsiga Hoose Dhexe ee Galkacyo oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)

HomeWararka

Arday Dhammaysatay Dugsiga Hoose Dhexe ee Galkacyo oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)

Dugsiga hoose dhexe ee magaalada Galkacyo ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhammaysatay fasalka 8aad ee dugsigaasi, weriye Shaafici Cabdulqaadir Cali ayaa warbixinta hoose ka diyaariyey. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591d4da90301002a4017d63d/warbixinta+schoolka+Galkacyo+.mp3

Xulashada Daljir & Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos, Daljir Ufeyn (dhegayso)
Xildhibaanad Ifraax: “Wasiir Maxamed Maxaad garoomadda u xiratan”
Guddiga Amniga gobalka Bari oo Taliyihii Qeybta gobalka Bari shaqadii ka Hakiyaay (Akhriso)

Dugsiga hoose dhexe ee magaalada Galkacyo ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhammaysatay fasalka 8aad ee dugsigaasi, weriye Shaafici Cabdulqaadir Cali ayaa warbixinta hoose ka diyaariyey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: