Guddiga Amniga gobalka Bari oo Taliyihii Qeybta gobalka Bari shaqadii ka Hakiyaay (Akhriso)

Guddiga Amniga gobalka Bari oo Taliyihii Qeybta gobalka Bari shaqadii ka Hakiyaay (Akhriso)

iyado Maalmihi u dambeyaay Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ay kadhacayeen falaal isugu jira Qaraxyo iyo Weraaro ayaa Guddiga Amniga gobalka Bari kulan ay yesheen ,Waxay Taiyaha Qeybta gobalka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf ku eedeyeen in uu Waajibkiisi shaqo gudan Wayaay ,kuna tagri falay hantida Dowladda.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Guddiga Amniga gobalka Bari kaso baxay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com