Site icon Radio Daljir

Arday Dhammaysatay Dugsiga Hoose Dhexe ee Galkacyo oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)

Dugsiga hoose dhexe ee magaalada Galkacyo ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhammaysatay fasalka 8aad ee dugsigaasi, weriye Shaafici Cabdulqaadir Cali ayaa warbixinta hoose ka diyaariyey.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591d4da90301002a4017d63d/warbixinta+schoolka+Galkacyo+.mp3?_=1
Exit mobile version