Iiraan oo sheegtay inay qabatay markab shisheeye ah

Iiraan ayaa sheegtay inay qabatay markab shidaal oo ay la socdaan 12 shaqaalle ah, kaasi oo tahriibinayay shidaal.

Telfishinka dowladda ayaa laga soo xigtay howlgalka inay fuliyeen ciidamada kacaanka ilaalada ee Iiraan, iyagoo sheegay in lasoo qabtay in markabka lasoo qabtay uu rarnaa hal milyan oo litre oo shidaal ah.

Wali lama xaqiijin dalka uu ka yimid inuu yahay Imaaratka Carabta iyo inkalle.

Iiraaniyiinta ayaa sheegay inay usoo jiideen markabka dhankooda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com