Iimaan Rashiid Guure, “Dowladdu Waa in ay Hubisaa Macluumaadka Meelaha La Duqaynayo” (dhegayso)

HomeWararka

Iimaan Rashiid Guure, “Dowladdu Waa in ay Hubisaa Macluumaadka Meelaha La Duqaynayo” (dhegayso)

Odayu aasha iyo waxgaradka Jubbaland ee Ku sugan kismaayo Ayaa Wax laga Xumaado ku tilmaamay weraarkii Jimcihii lagu layeey dad Beeralay ahaa oo ku su

Wasiir Ku Xig. Caafimaadka Puntland “Shacabka Sool waxay taageero umuujiyeen ciidamadooda Puntland”
Dhakhaatirka gobalka Mudug oo shaqo joojin sameyeey
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Odayu aasha iyo waxgaradka Jubbaland ee Ku sugan kismaayo Ayaa Wax laga Xumaado ku tilmaamay weraarkii Jimcihii lagu layeey dad Beeralay ahaa oo ku sugnaa degaanka Bariire ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Imaam Rashiid Guure oo kamid ahaa odayaashii Aas Asay Dowlad Gobaleedka Jubbaland , hadana kamid ah dhaqanka Jubbaland ee Kismaayo ku sugan ayaa Waraysi uu siyeey Radio Daljir ku sheegay in dhacdadaas ay ka tacsiyedaynayaan ,isla markaana ay ka xunyihiin shacabka la layeey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: