Howlgallo lagula dagaalamayo Al-shabaab oo ka socda Jubbada Hoose

Howlgallo lagula dagaalamayo Al-shabaab oo ka socda Jubbada Hoose

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka Jubbaland ay howlgallo kala duwan ka wadaan.

Saraakiil ka tirsan ciidanka maamulka Jubbaland ayaa sheegay intii uu socday howlgalku in ay dagaal kala hor yimaadeen Alshabaab isla markaana dagaal saacado qaatay uu ka dhacay halkaas.

Howlgalka xooggiisa ayaa waxa uu ka socdaa deegaanka Baar Sanguuni ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo halkaas oo saldhig weyn ay ku leeyihiin ciianka Jubbaland Alshabaabna ay weeraro ku soo qaadeen .

Deegaanka Baar-saanguuni ayaa qiyaastii 45- KM waxa uu u jiraan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubaland waxaana weeraro ka geystay Alsabaab taas oo ay sheegeen Jubbaland in uu jawaab u yahay howlgalkaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    YAAN BEEN LAYDIIN SHEEGIN,WALIGEEN BAYNAAN KA ADKAAN KARIN ALSHABAB,ISIS,WAAYO? WAXAA FANGARAYNAYA DAWLADO WAAWEYN & SIRDOONO CAALAMIYA SIDA:CIA,MI6,MOSSAD,ISI,SIS,iwm.DAWLADA SOMALIYANA WAA OGTAHAY,
    SHEEKADA J/LAND WAA UUN IIDHEH & WAX DHAQDHAQAAJIN AXMED MADOOBE CITIRAAF KU RABO.
    NO MORE……WASHINGTON DC IYADAA DAWLADA F.SOMALIYA TAAGEERTA,ALSHABABKANA TAAGEERTA,GAME-kana RIMUUTKA U HAYSA!!!.SAASAYNA UGU BADISAA WASHINGTON DC!!.
    OK,AFBUUXAAN KU DHAHAYAA WAX ARGAGAXISO,XAGJIR LADHAHAA MA JIRAAN LKN WAXAA JIRA KOOXO ISU SOO EKAYSIIYA XAGJIR & ARGAGAXISO OO KA AMAR WQAATA WASHINGTON DC,LONDON & TEL AVIV.
    TOLA’AY SOMALIYEY DHIIGEENU WAA MASHRUUC!!!.
    DIGID:
    WAXAAN IDIINKA DIGAYAA KUWA AQOONYAHANKA SHEEGTA EE INTAY WARBAAHINTA SOMALIDA SOO FARIISATAAN DHAHA: ALSHABAB,ISIS WAA FIKIR XAGJIRNIMO,IWM,.KUWAASI BEEN BAY INOO SHEEGEEN…LKN,WAXAAN IDIN LEEYAHAY ALSHABAB,ISIS FIKIR XAGJIR MAAHEE WAA KOOXO USHAQEEYA SIRDOONO CAALAMIYA UJEEDKA LOO SAMAYSTAYNA YAHAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN DUNIDA MUSLIMKA LAGU BURBURIYO..SOMALIYA KALIYANA KAMA HAWLGALAANE MEELO BADAN OO DUNIDA MUSLIMKA AH BAY DHIBAATEEYAAN OO AYKA MID TAHAY SOMALIYA,SURIYA,LIBIYA,YEMEN,CIRAQ,AFGHAN,TURKI,IWM.
    ANIGU MA ARKO ALSHABAB,ISIS LKN WAXAAN ARKAA SIRDOONKA CAALAMIGA AH EE KA DANBEEYA KOOXAHAAS EE KU SHAQAYSTA!!!,..

    QAADO QAACIIDADAAN:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALQACIDA MADE IN U.S.A.
    EDWARD SNOWDEN SAY:OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE IN THE (B A H A M A S)100% sure.
    ALSHABAB+SIS-MI6+UNSOM+AMISOM+JAMES SWAN+NISA=ONE.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com