DR: Baadiyoow “Ma haboona in qof Muslim ah la gaalaysiiyo mana jiraan Axaadiis la beeniyay ee tafsiirka ayaa la isku khilaafay”

DR: Baadiyoow “Ma haboona in qof Muslim ah la gaalaysiiyo mana jiraan Axaadiis la beeniyay ee tafsiirka ayaa la isku khilaafay”

Dr: C/raxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyoow oo ka hadlay dood kulul oo ka dhalay qudbub dhawaan hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxman C/Shakuur Warsame uu uu ka jeediyay dalka Jarmal ayaa si aad ah u dul istaagay nuxurka khudbaddaas iyo falcelinta ka dhalatay.

Ugu horeyn C/raxmaan Macalin C/llaahi Baadiyoow ayaa sheegay in wax wanaagsan aysan aheyn in la gaalaysiiyo ruux muslim ah iyada oo sida uu yiri koox gaar ah ay is xijinayso diinta Islaamka oo dhamaan ummadda Soomaaliyeed ay rumaysanyihiin.

Waxa uu yiri “Sax ma aha, mana haboona in diinta Islaamka oo dadka Somaaliyeed wada rumeysanyihiin shakhiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan” .

Geesta kalana waxaa uu daaha ka rogay shacabka Soomaaliyeed Xiligaan la daala dhacayaan khilaafka siyaasadeed ee dalkaan raagaadiyay,balse aan loo baahnayn xiligaan in lagu bur-buriyo khilaaf diimeed sida uu hadalka u dhigay.

“Khilaaf siyaasadeed dal la daala-dhacayaa in khilaaf diineed la buunbuuniyo waqtigaan wax la qaadan karo ma aha. Gaaleysiinta ruuxa Muslimka ah iyo in la baneysto dhiigiisa ma aha mas’uuliyadda shakhsiyaadka” .

Siyaasiyiinta,Culimada iyo shacabka Soomaaliyeed ayuu u soo jeediyaya in ay joojiyaan is nacaybka,lana joogo xiligii Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliyeed.

“Waxaan xasuusinayaa dhamaan inta arinkaan ku ibtaleysan iney Ilaahey uga cabsadaan oo ay joojiyaan fitnada. Waxaan joognaa waqtigii aan mideyn laheyn aragtideyna iyo dareynkeyna si aan usoo ceshano dowladnimo u adeegta danta dalka iyo dadka”

Marka laga soot ago hadalka guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug ayaa hadana waxaa isi soo taraya fal-celinta ka dhalatay khudbad uu dhawaan Cabdiraxmaan C/shakuur uu ka jeediyay dalka Jarmalka oo uu uga hadlay doorka Haweenka iyo Siyaasadda isaga oo soo qadanayay Axaadiis hase’ahaatee ay culumadu ku dhaliileen sida uu u dhigay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALAYS.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    **..&.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*……
    MAQAAL.DHAMAANTOOD WAA TUUL…
    *************……
    DIINTU WAA MID KALIYA LAYSKUMANA HAYO,LKN WAXAA LAYSKU HAYAA WAA SHAQADA & DANTA SIRDOONADA CAALAMIGA AH EE SOO DIRSADAY,
    ATTENTION:
    WAXAAN ARKAA MIDKASTOO URUR DIIMEED KULUG LEH INUU YAHAY TUUL,MARKA LAGA REEBO WADAADADII HORE EE EHLU SUNNA EE MASAAKIINTA AH EE AAN LA SHAQAYSAN SIRDOONADA CAALAMIGA AH.
    ALSHABAB,ALICTIZAAM,ALTAKFIIR,ALITIXAAD,ALSALEFIYAH,ALSELEFIYAH JADIIIDIYAH,IWM DHAMAANTOOD WAA TUUL ISKA JIR HAKU LUGO’IN.
    CIA,MI6,MOSSAD WAXAY KU GUULAYSTEEN INAY SOMALIYA KU BEERTAAN KOOXO DIIMEED AY KU SAMEEYEEN LACAG(by cash)KUWAASOO ISUGU JIRA QUNYAR SOCOD & XAGJIR ISKA YEELYEEL INTABA,SOMALIYA KALIYANA MAAHEE DUNIDA MUSLIMKA OO DHAN BAY KU YEESHEEN,OK,WAXAANA UGU WACAN TAAS LABA ARIN:
    1=NATO ama WESTERENK-ku WAXAY ISKA FIIRINAYAAN LABADA MAAMUL EE DUNIDA KULA TARTAMAYA EE SHUUCIYADDA & ISLAAMKA,OK,SHUUCIYADII ILKIHII BAY KA SIIBEEN WAXAANA KU HARAY AFAR GAWS OOKALIYA,CHINA,RASHIA,N/KORIA,& CUBA.
    2=ISLAAMKA,WAYBA KU GUULAYASTEEN DUNIDA MUSLIMKA INAY GACANTA KU HAYAAN SURIYA,& IRAN,PAKISTAN,TURKI MAAHEE INTA KALE WAXAA LOOGA YEERIYAA XURUUFTA SIYAASADEED WASHINGTON DC & NATO,WAXAYNA KUJIRAAN GACANTA WESTEREN-ka ISMANA WAALI KARAAN.OK,HADANA WESTEREN-ku IYAGOO SIYAASAD AHAAN U MAAMULA BAY HADANA DHINACA DIINTA KU YEESHEEN URURO KA AMAR QAATA IYAGA OO DIIN KU MARMARSIINYOONAYA!!!.QAAR BADAN OO SOMALI AH BAA KA SASAYA MARKA LA DHAHO:(ALSHABAB,ISIS WAA URURO AY MAAMULAAN CIA,MI6,MOSSAD iwm).!!.HAKA SASIN!!.
    OK,HADA WAXAAN ARKAA KUWO SUUDHADH XIRAN OO HADANA URURO DIIMEED KA TIRSAN OO GACAN KU RIMIS AH OO AH MIINO SOMALIYA LOO AASAY,WAXAANA KA MID AH KUWAAS Dr:BADIYOW,SH UMUL,SH SHAKUUL,C/RAXMAN C/SHAKUR,SH SHARIF,XASAM SH,& QAARKALOO BADAN  OO GURUUBA AH DHAMAANTOODBA WAA TUUL LA MAALGASHADAY.LKN WAXAY AHAYD IN SHACABKA SOMALIYED ISKA FIIRIYAAN,LKN SOMALI WAXAY KU TAAGEERTAA WAA QABIIL,..
    WAA KA XUMAHAY DALKAYGOOW..WAA KA XUMAHAY DADKAYGOOW!!!.
    WAX LA AQBALI KARO MA AHA IN KII ALSHABAB,ISIS FANGARAYNAYEY UU INOO FADHIYO XALANE & BALIDOGLE & MUQDISHO GUDAHEEDA ISAGOO GASHAN SHAATI UN ama SAFAARADEED, WAXAA AYAANDARO KALE AH IN DAWLADA SOMALIYANA OGTAHAY!!.

    Fiiro Gaara:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM+AMIDOM+NISA=ONE.=(HAL KOOX OO WADA SHAQAYSTA)..

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com