HORDHAC: Kulan-bulsheedka bulshada Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Radio Daljir

Kulan-bulsheedka bulshada Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Radio Daljir: Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, asiibto waxa ay doonayaan; maantana waa degmada Baran iyo muwaadiniinta oo su’aalo weydiinaya masuuliyinta Dowladda Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com