Hooyo Sarrifle Dulmiyey; “Magafe ayaa Suuqyadeedii Garoowe ka Dillaacay” (dhegayso)

Hooyo Sarrifle Dulmiyey; “Magafe ayaa Suuqyadeedii Garoowe ka Dillaacay” (dhegayso)

Mid kamid ah haweenka ganacsatada ah ee qudaarta ka keenta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in badeecadeeda lagu canshuuro Kastamada Puntland kadibna ay cabaqabad kala kulmaan sariflayaasha magaaalada Garoowe oo cunaqabatayn kuhaya.

“Dowladdu Kastamka ayay nagu canshuurta waxaa suuqa Inji hortiisa noo fariistay niman daasado wata oo dollarkii ku sarifaya 34,000 oo shilling Soomaali ah iyadoo dowladdu u goysey 28,000 oo shilling anigana waa ay naga diideen inay noo sarifaan xagee waxgeynaa?”

DHEAGYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com