HomeUncategorized

Hogaamiyihii Ururka Taalibaan oo la sheegay in uu Geeriyooday iyo dowladda Afganistan oo Baaraysa

Arbaco, Luuliyo 29, 2015 (Daljir) —Ku-xigeenka Afhayeenka Madaxweynaha Afganistan ayaa sheegay inay ku raad joogaan xaqiijinta inuu geeriyooday Hoggaamiyihii Ururka Daalibaan, Mullah Omar.

Maraakiib Jariif ah oo ku soo Badanaya xeebaha Puntland
Booliiska Uganda oo Heegan loo geliyay cabsi laga qabo Weerarro Argagaxiso
(Dhagayso) Shaacuur: Baarlamaanka Puntland waxay wadaan olole ay kaga jawaabayaan tacadiga Saxaafadda

Arbaco, Luuliyo 29, 2015 (Daljir) —Ku-xigeenka Afhayeenka Madaxweynaha Afganistan ayaa sheegay inay ku raad joogaan xaqiijinta inuu geeriyooday Hoggaamiyihii Ururka Daalibaan, Mullah Omar.

Dowladda Afganistan iyo Ilo dhinaca Sirdoonka ayaa horey u sheegay inuu Hoggaamiyahaasi geeriyooday muddo haatan laga joogo labo ama saddex sanno ka hor.

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kirby ayaa sheegay inaysan xaqiijin Karin geerida Hoggaamiyihii Ururka Daalibaan.

Hoggaamiyaha Ururka Daalibaan ayaan meel fagaare ah lagu arkin tan iyo markii ay Milliteriga Maraykanka duullaanka ku qaadeen dalka Afganistan sannadkii 2001-dii.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: