Hogaamiye noocee ah ayay shacabka Puntland u baahanyihiin 2019? (dhegayso)

HomeWararka

Hogaamiye noocee ah ayay shacabka Puntland u baahanyihiin 2019? (dhegayso)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa kasocda ololaha doorashada madaxtinimo ee 2019, kaasi oo ay isku sharaxeen inka badan tobaneeyo musharax oo qaarkood siyaasadda ku cusub. Haddaba shacabka Puntland hogaamiye noocee ah ama sifo caynkee ah ayay rabaan. Qaar ka mid ah shacabka Puntland ayaa la hadlay radio Daljir. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5be3e5f50a01000dc1c54938/aragtida+dadweynaha+daljir+burtinle.mp3

Madaxweyne Gaas oo Buugiisa Cusub Ku Soo Bandhigay Garowe Book Fair (Sawirro)
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 3aad – maqal & muuqaal)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa kasocda ololaha doorashada madaxtinimo ee 2019, kaasi oo ay isku sharaxeen inka badan tobaneeyo musharax oo qaarkood siyaasadda ku cusub.

Haddaba shacabka Puntland hogaamiye noocee ah ama sifo caynkee ah ayay rabaan.

Qaar ka mid ah shacabka Puntland ayaa la hadlay radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Hogamiyaha hada joga ama cali xaaji warsame. Lakin ninki ale u qoran arkayna

DISQUS: