Qardho: Carays Ciise Kaarshe hooyada ayuu saar u tiriyey balse wiil 16 jir ayaa isna aabbaha mid u tiriyey (dhegayso)

Qardho: Carays Ciise Kaarshe hooyada ayuu saar u tiriyey balse wiil 16 jir ayaa isna aabbaha mid u tiriyey (dhegayso)

16 Jir ku nool magaalada Qardho oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Yuusuf Caaqil ayaa inta badan dhallinta kaga duwan hal-abuurka suugaanta oo uu kaga hadlay arrimaha bulshada, isagoo sidoo kale suugaan ku ammaanay aabbihii, haddii horay aad u maqli jirtay AUN Carays Ciise Kaarshe oo hooyada ammaanaya.

Hoos ka dhegayso sheeko dhexmartay isaga iyo wariyaheena Maxamuud Fantastic.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com