Hogaamiye noocee ah ayay shacabka Puntland u baahanyihiin 2019? (dhegayso)

Hogaamiye noocee ah ayay shacabka Puntland u baahanyihiin 2019? (dhegayso)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa kasocda ololaha doorashada madaxtinimo ee 2019, kaasi oo ay isku sharaxeen inka badan tobaneeyo musharax oo qaarkood siyaasadda ku cusub.

Haddaba shacabka Puntland hogaamiye noocee ah ama sifo caynkee ah ayay rabaan.

Qaar ka mid ah shacabka Puntland ayaa la hadlay radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Hogamiyaha hada joga ama cali xaaji warsame. Lakin ninki ale u qoran arkayna

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com